
Waqtiga sheekoyinka Familada Somaliyeed / Somali Storytime
Nagala so qayb gal waqtiga sheekoyinka caruured ee labada luuqadod, Af Somali iyo Ingiris aan ku qaban dono maktabada. Caruurta dhalaanka ilaa da'da 6 sano oo aay wehliyan qof aay jecel yihin, waxey ku raxeysan donan buugag lo aqriyo, heeso caruured, gabayo iyo howlo dhaqdhaqaaq iyado lo dhisayo...




